Photo of Milford Sound in New Zealand! Photo of Milford Sound in New Zealand!
  • 441-6

    Alqaacida oo askar badan ku leysay Maali.

    Wararka naga soo gaaraya dalka Maali ayaa ku waramaya in weerar xoogan oo ahaa camaliyada Nafhurnimo...

  • IMG_35113B-AB0C47-BCD160-41D6A0-9EFD49-AF7341

    Daawo:Al-Shabaab Oo dishay Askari Yugaadhees Ah Oo Muddo Sanad Ah U Xirnaa.

    Xarakada Al-Shabaab ayaa khaarijisay maxbuus dagaal oo u dhashay dalka Uganda oo muddo ka badan hal ...

  • Dr-Sheykh-Ayman

    Daawo:Dr Ayman Adawaahiri oo Ka Hadlay Taariikhda Dahabiga ah Mashaa’ikh Shahiiday.

    Mu’asasada Al-saxaab ee garabka Warbaahineed ee hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baah...

  • alshabaab

    Alshabaab oo xalay udaadatay Saldhig ay ku suganyihiin askarta Burundi.

    Wararka kusoo dhacay warqabadka sabaax ee ka imaanaya shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya in ciidamada...

  • abertura conselho executivo 007

    Taliska Amisom oo sheegay in Dowlado Kamid Ah Howlgalka Amisom ay ka baxayaan Soomaaliya.

    Mas’uulka ugu sarreeya Ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in inta badan dowla...

Alqaacida oo askar badan ku leysay Maali.

441-6

Wararka naga soo gaaraya dalka Maali ayaa ku waramaya in weerar xoogan oo ahaa camaliyada Nafhurnimo ah lagu qaaday xero ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan dowladda Maali iyo malleeshiyaad maxalli ah oo taageersan xukuumadda. Xerada la weeraray ayaa ...

Read More »

Daawo:Al-Shabaab Oo dishay Askari Yugaadhees Ah Oo Muddo Sanad Ah U Xirnaa.

IMG_35113B-AB0C47-BCD160-41D6A0-9EFD49-AF7341

Xarakada Al-Shabaab ayaa khaarijisay maxbuus dagaal oo u dhashay dalka Uganda oo muddo ka badan hal sano ku jiray gacanta Mujaahidiinta, Iyadoona askarigan uu diray fariimo kala duwan ka hor inta aanan la toogan. Filim kooban oo ay baahisay mu’asasada ...

Read More »

Daawo:Dr Ayman Adawaahiri oo Ka Hadlay Taariikhda Dahabiga ah Mashaa’ikh Shahiiday.

Dr-Sheykh-Ayman

Mu’asasada Al-saxaab ee garabka Warbaahineed ee hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay Amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Dr Sheekh Ayman Al-dawaahiri Allaah ha dhowra. Kalimadan oo maqal iyo muuqaal ah ayaa qeyb ka ah ...

Read More »

Alshabaab oo xalay udaadatay Saldhig ay ku suganyihiin askarta Burundi.

alshabaab

Wararka kusoo dhacay warqabadka sabaax ee ka imaanaya shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya in ciidamada alshabaab iyo kuwa burundi xalay ay ku dagaalameen shabeelaha dhexe. dagaalka ayaa yimid markii dagaalyahano shabaabka katirsan ay udaateen saldhiga ciidamada Burundi ku leeyihiin halka ...

Read More »

Taliska Amisom oo sheegay in Dowlado Kamid Ah Howlgalka Amisom ay ka baxayaan Soomaaliya.

abertura conselho executivo 007

Mas’uulka ugu sarreeya Ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in inta badan dowladaha qeybta ka ah duullaanka AMISOM ay ciidamadooda kala bixi doonaan Soomaaliya. War uu soo saaray wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayuu ku sheegay in ...

Read More »

Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo.

news

Aqristayaasha iyo dhageystayaasha alfurqaan waxaannu idiin soo gudbinaynaa war wixii nasoo gaaray ee kala deg linkiga hoose. Halkan Ka Dhageyo Warka Subax 17 01 2017.

Read More »

HALKAN KA DHAGEYSO DHUUXA

dhuuxa

Dhuuxa Wareysiyada Waa Barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa Caawa Lagu soo qaatay qodobo Muhiim Ah Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 16 01 2017.

Read More »

Burundi oo Bilaabaysa inay Soomaaliya ka daad gureyso Ciidamadeeda.

burundi

Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca mushaarka la xiriira oo u dhaxeeya ayada iyo Midowga Yurub. Mushaharka ciidamada Amisom ayaa waxaa bixiya Midowga yurub, hase yeeshee ...

Read More »

Dhageyso: Falanqeyn Ku Aadan Weerarkii Ceelcade Oo Sanad Laga Joogo.

kenya

Ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa 15 bishii koowaad sanadkii 2016-kii waxa ay weerareen saldhig ciidamada Kenya ku leeyihiin magaalada Ceelcade ee gobalka Gedo. Haatan weerarkaasi waxaa laga joogaa hal sano walina Kenya kama aysan hadlin qasaaraha ciidamadooda kasoo gaaray weerarkii ...

Read More »

Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 15 01 2016.

news

Warka subaxnimo ee saaka oo axad ah kabaxay idaacadda diiniga ah alfurqaan waxaa lagu soo qaatay qodobo kala duwan ee kala deg linkiga Hoose. Halkan Kala Deg Warka Subax 15 01 2017.

Read More »